Dowlada Soomaaliya oo baabi’isay Heshiisyadii shaqo siinta Dibadda (Akhriso)

Dowlada Soomaaliya ayaa baabi’isay heshiisyadii shaqo siinta shaqaalaha Soomaaliyeed ay kula jirtay shirkado ajaaniib ah oo shaqaale Soomaaliyeed u qaadi jiray qaar kamid ah wadamada dibadda. Qoraal kasoo baxay Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay heshiisyadii horey dowlada ula gashay shirkadaha ajaaniibta ee shaqaalaha Soomaaliyeed qaadi jiray. Wasaarada qoraalka kasoo baxay … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo baabi’isay Heshiisyadii shaqo siinta Dibadda (Akhriso)